DAAWO : Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Gaarey Furimaha Dagaalka Kun Dhawaaqaya Dagaal Culus

Madaxda ugu Sareysa Maamulka Soomaliland iyo Ciidamo Hubeysan ayaa gaaray Furimaha dagaalka halkaasi oo ay Si weyn ugu soo dhaweeyeen Saraakiil katirsan ciidanka Somaliland iyo qaar kamid ah Waxgaradka deeganadaasi,

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in Somaliland lagu soo duulay xaduudaheeda ayna doonayaan inay soo celiyaan Xaduudii ingiriiska u sameeyey somaliland

HALKAN RIIX SI’AAD U DAAWATO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.