DAAWO VIDEO : Gabar 19-jir ah oo Tahriibtay oo Ka Sheekeysay Qaabkii Loogu Kufsaday Saxaraha liibiya

Gabar somaliyed oo 19 jir ah oo Tahriibtay ayaa ka sheekeysay dhibaatada Xanuunka badan ay kala kulantay Tahriibka

Gabadhan ayaa sheegtay in inta ay ku guda jirtay Tahriibka dhowr mar la Kufsaday iyadoo sheegtay in Raga Kufsaday ay iskugu jireen Somali iyo Rag liibiyaan ah ,Sida waxaay ka Sheekeysay Qaabkii loo Kufasady

HALKAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.