Deg Deg Daawo : Dagaalka Tukaraq oo Saacad kasta dib ulba qarxi kara Iyo Ciidamo Hub culus Wata oo gaaray

Jiidaha Hore ee dagaalka Tukaraq ayaa waxaa ka Socda Diyaar garow dagaalkii ugu adkaa oo labada dhinac iskaga horyimaadan

Dagaalka ayaa bilaaban kara saacad walba waxaana Tukaraq kusii Qulqulaya Gaadiid dagaal iyo Ciidamo aad u Hubeysan kuwaas oo kala imaanaya Deeganada labada Maamul

HALKAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.