DAAWO :- Damista Xubinta Taranka Ee Ragga Maxaa Keena Daawo Muqaalkaan

Waxaa Rag badan ay niyad ka qaadan Xubintooda taranka Taasi oo sidii loogu talagay aan u Shaqeyn,taasi oo inta badan dhalinyarada ku abuurta Walwal ku Saabsan Musqabalkooda dambe hadii ay Guursadaan,

Demista Xubinta Taranka ayaa la Sheegay inay dhowr arimood oo isbiirsaday ay sabab u tahay taasi oo ah ,Raga isticmaala darooga Maanka daroodisa ,iyo ragga qaar oo badsada siigada iyo daawashada Filimada Xun xun,iyadoo ku keenta inay jilicdo oo danta markii uu damco inuu xaaskiisa u tago ,Hadaba sidee loo daweenya ,

HALKAN RIIX SI’AAD U DAAWATO

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.