DAAWO:- Faa’iidooyinka Ay leedahay Galmada Oo La Sameeyo Aroortii Daawo Muqaalkan

Waxaan Halkan idin kugu Soo gudbineynaa Cilmi Baaris dhawaan la Sameeyey Ayaa waxaa lagu Soo Ogaaday in Faa’iidooyin badan laga helo galmada lamaanayaasha ay Sameeyaan Xilika Aroortii.

Seynisyahanada ayaa Sheegay baaritaan dheer kadib la Ogaaday in Galmada Subaxii Aroostii la Sameeyo ay ka caafimaad badan tahay wax walba oo aad Sameyn laheyd,iyagoo sheegay inuu Qofka uu ka helo furfurnaa iyo isagoo qofka difaaciisa jirka sii xoojisa,Hadaba hakan ka daawo

HALKAN RIIX SI’AAD U DAAWATO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.