DAAWO :-Fanaanada Qaali ladan Oo Tartan Cusub U Furtay Fanaaniinta kale

Fanaanada Qaali ladan ayaa Tartan Cusub oo Fanaaniinta ah u Furtay Kuwaasi oo ay ku Tartamayaa Heesaha si Live ah u qaadayaan,

Fanaanada ayaa Fanaaniinta kale usoo bandhigtay Inay iska soo diwaan galiyaan tartankaan cusub oo ay dhawaan kusoo bandhigi doonaan Heesaha oo Si live ah loo qaadayo

HALKAN RIIX SI’AAD U DAWATO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.