DAAWO:-Siyaasi C/raxmaan C/Shakuur Oo Jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysa

Siyaasi Cabdiraxmaan C/shakuur oo Socdaal ku jooga dalka Mareykanka ayaa jeediyay Arimo badan oo xiligan ka Jirta Somaliya iyo Xaalada ka jirta dalka Itoobiya gaar ahaan dowlad deeganka Soomalida itoobiya.

HALKAN RIIX SI’AAD U DAAWATO

Siyaasiga ayaa sido kale ka hadlay Xaalada amaan xumo ee kuso badaneysa magaalada muqdisho iyo dilalka qorsheysan ee inta badan ka dhaca magaalada iyadoo la ogyahay in siyaasi cabdiraxmaan cabdishakuur hore gurigiisa dowlada u weerartay ,

×

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.