DHAGEYSO :-Waa Sidee Xaalada Magaalada Diri dhabe Kadib Rabshad ka dhacay

Waxaa wali kacsan xaaladda magaalada Diri-dhabe kaddib rabshadihii ka qarxay halkaasi.

Wararka naga soo gaaraya Diri-dhabe ayaa sheegaya in xaaladdu ay haatan cakiran tahay, kaddib markii dhowr guri oo ay deganaayeen dad Soomaali ah dab la qabadsiiyay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dad ku sugnaa guryahooda dab la qabadsiiyay halkaasina ay ku geeriyoodeen.

Hoos ka dhageyso mid ka mid ah dadka ku nool magaalada Diri-dhabe oo xaalka ka waramaya sida uu yahay

×

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.