DHAGEYSO :-Janeral Galaal Oo Si Yaab leh u Weeraray Farmaajo iyo Kheyre Socdaalkii itoobiya Xog Sir ah

Jenaraal Maxamed Nuur Galaal, oo ka mid ah saraakiishii Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya, oo si kulul u dhaliilay dowladda uu Hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo R/wasaare Kheyre isaga oo si qoto dheer ugu hadlay Socdaalka Ra’isulwasaaraha Itoobiya Muqdisho ku yimid.

HALKAN RIIX SI’AAD U DHAGEYSATO

×

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.