DHAGEYSO :-Maxaad Ka Taqaan Taariikhda Madaxweynaha Cusub Ee Dowlad Deeganka SOmalida

Madaxweynihii dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xilkii iska casilay ka dib cadaadis badan uu kala kulmay madaxda dowladda federalka itoobiya

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xilka ku wareejiyay Wasiirka Maaliyadda maamulkaasi Axmed Cabdi Maxamed Ilkacase, kadib kulan ay yeesheen Gudiga Fulinta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

HALKAN RIIX SI’AAD U DHAGEYSATO

×

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.