DAAWO :-Puntland Oo Isku diyaarisay dagaal ka dhan ah Somaliland & Ciidankii Ugu badnaa Oo loo diray

Kadib markii bilowgii sanadkani uu kasoo goostay maamulka Muuse Biixi Gen. Caarre isla markaasna uu baneeyey furimaha dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ciidamo badani ay kaga suganaayeen Gen. Caarre iyo Beeshiisuba ayaa waxaa haatan lagu soo waramayaa in uu ku sugan yahay isaga iyo ciidamadiisuba deegaano hoosta magaalada Qardho ee gobolka Kar Kaar.

Mr. Caarre ayaa ujeedkiisu uu yahay duulaan ka dhan ah ciidamada Somaliland iyo maamulka Muuse Biixi oo uu dagaal kala soo hor jeedo, waxaana xaaladu ay haatan tahay mid culus maadaama dhinacyada Somaliland iyo malayshiyaadka Caarre uu mid walbaaba ku hanjabayo dagaal ka dhan ah kan kale.

HALKAN RIIX SI’AAD U DAAWATO

×

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.