DHAGEYSO :-Maamulka Puntland Oo ka Digay Arrin Halis ah oo Ka Jirta Deeganadooda

Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay waxa uu ka hadlay Nin u dhashay Qowmiyada Oromada dalka Itoobiya ee dhawaan dad Shacab ah ay ku dhaawaceen Magalada Boosaaso ee Xarunta Dowlad Goboleedka Puntland.

 HALKAN RIIX SI;AAD U DHAGEYSATO

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo ayaa sheegay in qof xun dadka Soomaaliyeed ay ku jiraan,isla markaana Ninkii u dhashay qowmiyada Oromada ee dhawaan la dhaawacay ay Puntland ay Dawo iyo Daryeel u fidin doonto.

×

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.