DHAGEYSO :-Sarkaal Caan ah Oo Kasoo goostay Somaliland oo Hub iyo Ciidankiisa oo ku biiray Puntland

Somaliland ayaa Sheegtay in Sarkaal ka Tirsan Ciidankeed uu Abaabul Jabhadeed ka Wado Gobolka Sanaag,gaar ahaa deeganka 15 km U Jira degmada Qardho ee Puntland,Waxyna Sheegeen inay tallaano ka Qaadi doonaan Sargaalkaas iyo Ciidanka uu Wato

Mahan markii ugu horeysay ee Sarkaal kasoo goosto Somaliland uu ku soo biro maamulka Puntland,waxaana hada socda abaabul dagaal oo labada maamul u dhaxeeya oo dhawaan la filayo inuu ka dhaco deegaanka Tukaraq

HALKAN RIIX SI’AAD U DHAGEYSATO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.