DHAGEYSO :- Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Duleedka Kismaayo

Duleedka magaalada kismaayo waxaa ka dhacay dagaal labo belood u dhaxeeya kaasi oo salka ku haya arimo dhul lagu muran san yahay sida ay sheegayaan wararka rasmiga ah ee aan ka helnay

Ugaas xasan sheekh ibraahim waa mid ka mid ah wax garadka beelaha dagaalku dhexmaray wuxuu ku baaqay in dagaalka la joojiyo xili dhimashada dadka dagaalka ku dhintay ay sii dhafayaan ku dhawaad 20 qof

HALKAN RIIX SI’AAD U DHAGEYSATO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.