DHAGEYSO :-Ciidamada AMISOM oo Muqdisho Ku Xasuuqay Dad Shacab Somaliyed

Qaraxyo ayaa xaafada suuqa Xoolaha ee Magalada Muqdisho lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM,kuwaas oo geystay khasaaro kala duwan.

Ka dib qaraas ciidamada AMSOM ayaa si cad shacab masaakiin ah xab ugu furay waxaana si aan ka fiirsi lahayn ay u dileen dhalinyaro soomaaliyeed iyo hooyo goobta ku iibin jirat shaah si ay ciyaalka ay dhashay uga raadiso nolol maalmoodkooda

HALKAN RIIX SI’AAD U DHAGEYSATO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.