DHAGEYSO :-Wasiiro Ka Tirsan Maamulka Jubbaland oo Xilalkii laga qaaday Kadib Markii

Wasiiro ka tirsan maamulka jubbaland ayaa wareejiyay xilkii ay hayeen waxayna ku wareejiyeen wasiiro cusub oo dhawaan xilalkaas loo magacabay .

Wasiirada xilka wareejiyay ayaa loo dhiibay xilal kale waxayna ahayd kaliya in ay wasaarada wareejiyaan halka ay wasaarada cusub ku waregeen goobta xilalalka la isku wareejinayay waxaa goob joog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka 1 aad ee maamulka jubbaland

HALKAN RIIX SI’AAD U DHAGEYSATO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.