DEG DEG DHAGEYSO :-Madaxweynaha Cusub ee Puntladn oo Hada la Doortay

Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21

Musharax,hayeeshee wareegii Saddexaad ee ugu dambeeyay ay isugu soo hareen laba Musharax.

Wareega Saddexaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Cabdullaahi Deni iyo Asad Cismaan Cabdillaahi.

Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa helay 31 Cod

Halka Saciid Abdullahi Deni uu Cod 35

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa ku dhawaaqay in Siciid Cabdullaahi Deni uu yahay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland 5-ta Sana ee soo socota.

HALKAN RIIX KA DHAGEYSO CODKA

DAAWO

Wararka.maanta

DEG DEG DHAGEYSO :-Madaxweynaha Cusub ee Puntladn oo Hada la Doortay
- Jan 8, 2019
Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee ...
WAR DEG DEG :-Yaa Hogaaminaya ilaa iyo Hada Tirinta Codadka la dhiibtay
- Jan 8, 2019
Waxaa soo idlaaday dhamaan codadka ay dhiibanayeen xildhibaanada baarlamaanka Puntland. 66 Xildhibaan ayaa dhiibtay codadka ...
DEG DEG : C/wali Gaas oo ku Haray Wareega Kowaad iyo Sedex Musharax oo Wareega Labaad u gudbay
- Jan 8, 2019
Waxaa soo idlaatay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada baarlamaanka Puntland. Waxaa dorashada ka haray 18 ...