WARARKA CAALAMKA

DAAWO VIDEO : Mama Malyuun oo Si Layaab leh Uga hadashay Waxa ku Kaifey inay Diinta Wax Ka Sheegto

Maama Malyuun ayaa Soo duubtay Muqaal ay kaga hadleyso waxii ku kalifay inay diinta ka baxdo Todobaadkii ugu hore taasi oo ay ku micneysay arimo

Continue Reading »

Qeybta WARARKA CAALAMKA

DEG DEG : Guddoomiye Mursal oo Ka Guuray Madaxtooyada Somaliya & Hotel Ajaaniib leedahay uu degay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa si rasmi ah uga guuray Madaxtooyadda Villa Somaliya oo maalimihi dambe Caburin xooggan lagu hayay. Ilo wareedyo

Continue Reading »

WARARKA CAALAMKA Archives

DHAGEYSO : Odayaasha Beesha Hawiye oo War Lama Filaan ah Kasoo Saaray Mooshinka Madaxweyne Farmaajo
- Dec 12, 2018
Kulankan oo ay isugu yimaadeen Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa waxaa lagu taageeray dowladda federaalka Soomaaliya.Sidoo kale kulankan ayaa waxaa looga horyimid Mooshinkii laga gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
DHAGEYSO : Xildhibaano Sheegay in Madaxtooyadda Ay Ku heyso Arin Naxdin leh
- Dec 12, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si wayn uga qaylo dhaaminaya nidaam cusub oo lagu soo rogay Madaxtooyadda Villa Soomaaliya, kadib markii cadaadis la saaray Xildhibaanada.Waxa ay sheegeen in dhibaatada ugu ...
DHAGEYSO : Maxaa Hakiyeey Bixinta Baasaboorka Soomaliya ah ?
- Dec 12, 2018
Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagneed cabasho Shacabka Magalada ka qabeen in uu istaagay bixinta baasaboorka Soomaaliga,hayeeshee dowladda Soomaaliya ay sheegtay in xal laga gaaray. Agaasimaha Hay’adda Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ...
DEG DEG : Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya oo Maanta Ku Sii Jeeda Magaalada Doxa ee dalka Qatar
- Dec 12, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku wajahan magaalada Doxa ee dalka Qatar, halkaasoo uu uga qeyb galayo Madasha Doha Forum oo sanadkiiba mar la qabto. Ra’iisul Wasaare Kheyre ...
SAWIRRO : Ciidamadda Dowladda oo Howlgalo qorsheysan ka fuliyeey Galgaduud
- Dec 12, 2018
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qeybtooda 21aad ayaa howlgallo looga hortagayo dadka xaalufinaya dhirta waxa ay ka bilaabeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud. Ciidamada Xoogga ayaa howlgalka waxa ay sigaar ah uga ...
AKHRISO :Magacyada Al Shabaab Oo Saddex Ruus Toogasho Ku Fulisay
- Dec 12, 2018
Kooxda Al-Shabaab ayaa waxa ay fagaaro ku yaalla deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose dil toogasho ku fuliyeen Saddexda Ruux oo ay ku eedeynayeen inay ka tirsanaayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya. Saddexda ...
DAAWO : Hooyo Somaliyed oo Iyadoo Ilmeynaysa Taleefonka kula hadashay RW Kheyre
- Dec 12, 2018
Hooyo somaliyed ayaa oo iyada oo ilmeyneysa qadka talefoonka kula hadashay Ra'iisul Wasaare Kheyre kadib markii loo soo daayey wiilkeeda oo Muddo 8 Sano ah Xabsi ku xirnaa, HALKAN RIIX OO ...
DAAWO VIDEO: Xildhibaano iyo Siyaasiyiin farmaajo ku Eedeeyay inuu Dalka Ka Fuliyo Danahii laga Hortaagnaa Dowlada Itoobiya
- Dec 11, 2018
DAAWO:-Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Farmaajo ku eedeeyay inuu Dalka ka fuliyo Danahii laga hortaagnaa Dowlada Itoobiya, xildhibaanada ayaa isku raacay in madaxweynaha uu danaha itoobiya ee mudo badan ay ka laheyd somaliya ...

Next Page »