DEG DEG DAAWO : Xasan Daahir Aweys oo Ka Hadlay Shirqoolkii Lagu dilay Wadaadkii Gaalkacyo

Sheikh Xasan Daahir Aweys oo hada ku jira Xabsi guri ayaa Markii ugu horeysay Si kulul uga hadlay Weerarkii Dhawaan Kooxda Al Shabaab ku dishay Wadaadkii Gaalkacyo kaasi oo lagu Eedeeyay inuu Aflagaado u geystay Nebi Maxamed NNKH

Kooxda Shabaab ayaa ku faantay inay qorsheysay Weerarkaas lagu qaarajiyay Cabdiweli Cilmi yare oo isaga iyo Xertiisa lagu dilay Weerar isqarxin ah oo ka dhacay Gaalkacyo

HALKAN HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

WARARKA MAANTA

Nabadoon News