DHAGEYSO :-Salaad Cali Jeelle Madaxweyne Farmaajo Waxaan Saxiib Kula Ahay Wuxuu ii Magacaabay La Taliyihiisa

Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah Siyaasiyiinta taageerada weyn siin jirtay  Dowladda hadda jirta ayaa sheegay in dowladan ay raja wyen ka qabaan Shacabka Soomaaliyed loona baahan yahay in la garab istaago isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri”Madaxweyne Farmaajo waxaan saaxiib kula ahay wuxuu ii magacaabay la taliyihiisa

HALKAN RIIX KA DHAGEYSO CODKA

WARARKA MAANTA

Nabadoon News