DAAWO VIDEO : Wasiir Qarjab oo la Saftay C/Wali Gaas Kana Horyimid Go’aankii uu Qaatay Cabdixakiim Cameey

Cabdi Xirsi Qarjab Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa Saxafiyiinta Faray inaysan Khalkhal gelin Xaalada Puntland, Wuxuuna usoo bandhigay sida ugu Haboon ee la doonayo inay Wararka u tebiyaan.

Dhinaca kale Isagoo ka hadlayey Xiisada Hogaanka Puntland, Ayuu kula saftay C.wali Gaas, Wuxuuna sheegay inuu Xaq u leeyahay Madaxwaynaha inuu soo saaro Gudiga Xalinta iyo Khilaafaadka, Wuxuuna sheegay inaan dadka lagu Wareerin Gudiga uu magacaabay Cabdixakiim Camey Madaxwyane ku xigeenka

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO-GA

WARARKA MAANTA

Nabadoon News