DHAGEYSO : Muuse Biixi oo Shaaciyay Qaabka Ay Somaliland Ay Gabadhi Madaxweyne Uga Noqon Karto

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu khudbad dheer ka jeediyey shir weyne ay Hargeysa ku qabsadeen haweenka reer Somaliland kaas oo ay kaga hadlaayeen doorka siyaasadeed ee ay dalka ku leeyihiin

Madaxweynaha ayaa sheegay in dhinaciisa waxii awoodiisa ah uu la bar bar taagan yahay haween

HALKAN RIIX KA DHAGEYSO CODKA

WARARKA MAANTA

Nabadoon News