DAAWO VIDEO QOSOLKA : Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland oo Kuraas Cidlo ah Qudbadeeyay Markii laga kala dareeray

Magaalada Hargeysa Waxaa Aad Loo hadal hayey Qudbad uu Madaxweyne Kuxigeenka Soomaliland Cabdiraxman Seylici Ujeedeyey Jaaliyada Soomaliland ee Lodndon.

Qudbada Markii uu Bilaabay Ayaa Dadkii kasoo Qeyb Galayaasha Intooda Badani ka dareereen marka Laga Reebo Tiro yar oo Kooban Mooyaane.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO-GA

WARARKA MAANTA

Nabadoon News