DHAGEYSO : Ciidamadii Ugu badnaa oo Loo diyaariyay la Dagaalanka Al Shabaab oo lasoo bandhigay

Taliyaha Ciidamada Xooga dalka somaliyed indha qarshe ciidamda ayaa Sheegay in Ciidamada ay Xilligan diyaar u yihiin inay la dagaalaan Kooxda Al Shabaab oo ay dalka Ka Saaraan.

Taliyaha ayaa Sido kale Sheegay in Ciidamadii loo diyaariyay la dagaalanka Kooxda Shabaab ay diyaar u yihiin qalab koodina loo dhameyey

HALKAN RIIX KA DHAGEYSO CODKA

WARARKA MAANTA

Nabadoon News