DHAGEYSO : Siciid Deni “Wuxuu Yidhi Gaas SOOL Fataxo Laguma Qabsan ,Balse Tukaraq Ayuu inaa Acdayn ku dhiibay

Musharax Siciid Cabdulaahi Deni oo u taagan Xilka Madaxwayne ee Puntland ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Garoowe Xarunta Puntland, wuxuuna ka hadlay Xaalada Guud ee dalka iyo Arimaha Puntland.

Dhinaca kale Siciid Deni ayaa eedaymo kala duwan usoo jeediyey Xukuumadda C.wali gaas, Wuxuuna sheegay inaanu ku guulaysan Horumarinta Puntland, Wuxuuna sheegay inuu kala daadiyey Ciidankii puntland. ” C.wali Gaas inta uu nayiri Laascaanood Faataxo laguma qabsan ayuu Tukaraq Innaa-cadeyn ku bixiyey” ayuu yidhi Deni.

HALKAN RIIX KA DAAWO VIDEO-GA

WARARKA MAANTA

Nabadoon News