DAAWO VIDEO : Xaalada Somaliland oo laga Dayriyay “Waxaa lagu dhaqmaa Xeerkii Dowladii Maxamed Siyaar Barre”

Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqul Insaanka ee Somaliland Guuleed Axmed Dafac ayaa ka hadlay Xaalada Somaliland iyo Cabashooyinka kala duwan ee kasoo yeedhaya Shacabka.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in xaalada somaliland ay Meel Xun mareyso isagoo sheegay in Cabashooyin kala duwan loo gudbiyay kuwaas oo dadka ay ka cabanayaan dhibaato heysato

“Ma jirto meel lagu Xisaabiyo dadka Xilka haya, Dhibaatada dhacday waxa weeye Awoodii Fulinta ee Madaxwaynaha ayaa Noqotay mid aan la Qaban karin, Kadib markii uu baarlamaanku noqday mid aan lasoo dooran oo sharci ahaynba, Waxba kama gelin markaa shacabka iyaga.

HALKAN RIIX KA DAAWO VIDEO-GA

 

 

 

WARARKA MAANTA

Nabadoon News