Maqal.Muqaal

DEG DEG DHAGEYSO :-Madaxweynaha Cusub ee Puntladn oo Hada la Doortay

Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee wareegii Saddexaad ee ugu dambeeyay ay isugu soo hareen laba

Continue Reading »

Qeybta Maqal.Muqaal

WAR DEG DEG :-Yaa Hogaaminaya ilaa iyo Hada Tirinta Codadka la dhiibtay

Waxaa soo idlaaday dhamaan codadka ay dhiibanayeen xildhibaanada baarlamaanka Puntland. 66 Xildhibaan ayaa dhiibtay codadka baarlamaanka, waxaana loo yeeray dhamaan wakiilada codadka u qabanaya murashixiinta

Continue Reading »

Maqal.Muqaal Archives

DEG DEG : C/wali Gaas oo ku Haray Wareega Kowaad iyo Sedex Musharax oo Wareega Labaad u gudbay
- Jan 8, 2019
Waxaa soo idlaatay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada baarlamaanka Puntland. Waxaa dorashada ka haray 18 musharax oo xilka isku soo taagay, waxaana musharixiin badan aysan xitaa helin hal cod. Dr C/Welli Gaas ...
Deg Deg :-Mareykanka Oo Sheegay in uu Duqeyn Ku diay Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab
- Jan 8, 2019
Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay sheegeen inay duqeyn Diyaaradeed ku dileen 6 ka tirsan Xarakadda Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen. Weerarkaasi oo ah kii ...
TOOS U DAAWO :-Doorashada Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenka Puntland oo Garoowe Ka Socota
- Jan 8, 2019
Doorashada Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenka Puntland oo Garoowe Ka Socota
DAAWO :-Somaliland oo Ka Hadashay Saameynta Ay Doorashooyinka Puntland ku Yeelan Karo
- Jan 8, 2019
Wasiirka wasaarada Biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu ka Hadley doorashada Puntland ka socota saaka iyo sameynta ay ku yeelan karto hadii ay madaxweyne ...
Daawo Video :-Musharax Madaxweyne Puntland Dr Cali Ciise Cabdi oo Mar Kale Cabdi galiyay Gaas
- Jan 7, 2019
Musharax Madaxweyne Dr Cali Ciise Cabdi ayaa Markale Cabsi galiyay Gaas Musharaxaana ayaa ugu cadcad doorashada Puntland, Khudbadii Musharax Madaxweyne Dr Cali Ciise Cabdi Ayaa kala hadlay waxyaabaha kala duwan ee ...
DAAWO :-Musharax Gaas Mar kale Malagu Aamini Karaa Talada Puntland +Sir Culus
- Jan 7, 2019
Shacaba ku nool Magaaalada Garoowe ayaa wax laga Weydiiyay inay doonayaa In markale uu Soo laabto Madaxweynaha hada xilka kasii dagaya ee c.wali gaas. Shacabka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay ...
DAAWO :-Musharax Cameey Anigu Waxaan Ahay Caaqilka Nabada U Raadiya Puntland
- Jan 7, 2019
Madaxweynaha Puntland Eng. C/xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camay) oo kamid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweyne ku xigeenka oo haatan khudbad ka jeediyey Hoolka Baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arimo ...
DEG DEG DHAGEYSO :-Magaalada Garoowe oo kala Xidhan Ciidamo Meel Walba lagu daadiyay
- Jan 7, 2019
Xili maalinta beri ah ay dhici doonto doorashada madaxtinimada Puntland ayaa waxaa goor dhoweyd warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Garowe taliyaha ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxuyadiin Axmed Muuse. Taliyaha ayaa sheegay ...

Next Page »