Wararka Maanta

DEG DEG : Toogasho Naxdin leh oo Goordhow ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin bistoolad ku hubeysnaa uu weerar ku qaaday darawal mooto bajaaj, isagoo dhaawac culus u geystay. Weerarkan

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

DAACISHTA Somalia oo bilaabay Qorshe Halis ah oo Lacag badana ku helayaan.

Kooxda Daacish garabka Soomaaliya ayaa lacago kusoo rogtay ganacsatada Magaalada Boosaaso oo ah Xarunta ganacsiga Maamulka Puntland. Kooxda Daacish ayaa ganacsatada Magaalada ku amartay inay

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

DAAWO VIDEO:-RW Kheyre oo Fariin Lama filaan ah u diray Abwaanada & iney Safka hore ka galaan.
- Aug 15, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo abwaannada Soomaaliyeed kula hadlay xarunta Akadeemiyada afka Soomaaliga ayaa sheegay in abwaannadu ay muhiim u yihiin wacyi-gelinta bulshada, nabadda, ...
DHAGEYSO :-Ciidamada Kenya ee Jooga Somaia Oo qorshe halis badan la soo baxay
- Aug 15, 2018
Warbixin uu qoray wargayska Daily Nation ayaa waxaa si aad ah loogaga hadlay ciidamada Kenyanka ah ee Soomaaliya jooga iyo sida ay uhowl galaan mararka loodiro in ay rondo fog ...
DEG DEG :-Halkee Ku Dambeeyaan Saraakiishii Nabadsugida Ay Jubbaland Xireyn
- Aug 15, 2018
Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose lagu xirey Taliye dowladda Soomaaliya u Magacaawday Hay’adda Nabadsugida Jubbaland iyo ku xigeenkiisa. Saraakiisha la xirey ayaa ...
Saraakiisha Xooga Dalka Oo Sheegay In Ay Dieyn Saraakiil Ka tirsan Al Shabaab
- Aug 15, 2018
Saacadihii la soo dhaafay ayaa Ciidamada xoogga dalka waxa ay howlgallo qorsheyan ka fuliyen deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose,waxana saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in ay dileyn Saraakiil ka tirsanaa ...
DEG DEG DAAWO :-Wasiir Caan ah Oo Kashiifay Wax Layaab leh uu kusoo Arkay Xerada Xalane
- Aug 14, 2018
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay iney diiwaan geliyeen shirkadaha Ganacsi ee ku yaalo Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo intooda badan hoostaga Qaramada Midoobay. Wasiir Beyle ...
DEG DEG :-Saraakiil ka tirsan Shabaab Oo gacanta lagu dhigay Iyagoo qorsheenayay Weerar gaadmo ah
- Aug 14, 2018
Ciidammo ka tirsan Guutada qeybta 12-ka April ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo Bar Koontarool ku leh deegaanka Calamada ayaa ka hortagay weerar gaadmo ahaa oo ay soo qaadeen shan nin ...
War Deg Deg ah :-Qarax Xoogan oo Hada ka dhacay Muqdisho
- Aug 14, 2018
Darawal bajaajle ahaa ayaa dhintay halka askari ka tirsanaa ciidamada amaanka uu dhaawacmay, kadib markii Mooto bajaaj ay saaraayeen lagu tuuray bam gacmeed, iyaga oo marayay halka loo yaqaan Shaneemo ...
DHAGEYSO:-dowlada Somaliya Oo Sheegtay inay dhex dhexaadineyso Jabuuti iyo Eritrea
- Aug 14, 2018
Wasiirka Ariimaha dibadeda dowlada federaalka somaliya Axmed Ciise Cawad oo la hadlay Warbaahinta gudaha dalka.ayaa sheegay in dowlada somaliyed ay dhex dhexeaadineyso dowladaha jabuuti iyo Eritrea oo khilaaf xooga uu ...

Next Page »